Diyaarad ku bur burtay Koonfurta Sudan iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Diyaarad ay saarnaayeen 22 qof oo rakaab ah ayaa ku bur burtay dalka Koonfurta Sudan, waxaana shilkan diyaaradeed ka dhashay khasaaro u badanĀ  dhimasho ah oo soo gaaray rakaabkii diyaarada saarnaa. Inta la xaqiijiyay diyaarada bur burtay waxaa ku dhintay 19-qof ,waxaana ku dhaawacmay sadex qof oo kale, waxaana diyaaradan ka duushay magaalada Jubba ee … Continue reading Diyaarad ku bur burtay Koonfurta Sudan iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)